About Us

Halkan Ka aqriso Nugu saabsan 

Ku Saabsan Al-Huda Academy

Al-Huda Academy waa machad waxbarasho oo diimeed oo ku takhasusay barashada Quraanka Kariimka, far Barashada , iyo culuumta kale ee Islaamka. Machadkan waxa uu bixiya adeegyo waxbarasho oo online ah, iyadoo inta badan lagu qabto Zoom, si ardayda Soomaaliyeed iyo kuwo kale oo dunida ku kala sugan ay uga faa’idaystaan aqoonta. Al-Huda Academy waxay siisaa ardaydeeda fursad ay ku bartaan isla markaana ku horumariyaan xirfado muhiim ah oo ku saabsan dhaqanka iyo diinta Islaamka.

Hadafka & Himilada Al-Huda Academy

Hadafka:Hadafka Al-Huda Academy waa in la helo hay’ad waxbarasho oo sareysa oo ardayda u fududeysa inay bartaan Quraanka, fiqiga Islaamka, iyo culuumta kale ee diinta Islaamka iyadoo la isticmaalayo teknoolojiyada casriga ah si looga faa’ideysto ardayda Soomaaliyeed iyo guud ahaan bulshada Islaamka.

Himilada:Himilada Al-Huda Academy waa in ay noqoto machad caalami ah oo dadka Soomaaliyeed iyo kuwa kale ee doonaya inay bartaan diinta Islaamka ay helaan fursad waxbarasho oo tayo leh, iyadoo loo marayo habka online-ka.

Maxay Alhuda idin Qabataa?

Nugu sooro intaan

Waxbarasho Casri ah

waxay bixisaa waxbarasho online ah oo laga heli karo meelaha fog, iyadoo ardaydu ku baran karaan guryahooda.

Taageero Joogto Ah

Machadku wuxuu si joogto ah u taageeraa ardayda, isagoo bixiya su'aalo-jawaabo iyo talooyin ku saabsan barashada diinta Islaamka.

Barnaamijyo Diimeed oo Dhamaystiran:

Machadku wuxuu bixiya barnaamijyo kala duwan oo diimeed, sida Quraanka iyo qoraalka Islaamiga ah ee af Carabiga.

Macallimiin Khibrad Leh

Macallimiinta Al-Huda Academy waxay leeyihiin aqoon iyo khibrad sare oo ku saabsan Quraanka iyo culuumta Islaamka.

Macalimiintena

Ustaad Abdullahi Fowzi

Bare

Ustaad Mohamed Goobe

Bare

Macalimad Amina Mohamed

Bare

Maryama Aadam

Bare

Mustafa Hassan

Bare