Kusoo Dhowoow Al-huda Academy

Xarunta waxbarashada
diiniga ah Qaab Online

Halkan Waxaad ka baran kartaa Duruus kala duwan, Ka baaro halkan

Waxbarasho Casri ah

waxay bixisaa waxbarasho online ah oo laga heli karo meelaha fog, iyadoo ardaydu ku baran karaan guryahooda.

Macallimiin Khibrad Leh

Macallimiinta Al-Huda Academy waxay leeyihiin aqoon iyo khibrad sare oo ku saabsan Quraanka iyo culuumta Islaamka.

Muxaadarooyin

Al-huda waxay bixisaa Muxaadaroyin iyadoo dadka loo furayo waqti ay sualahood Sheikha waydiin karaa.

Koorsoyinka ugu Caansan

Casharada

« Previous Next »

Markhaatiyo

Dadku Maxay Inaga Dhaheen

Asc magacey waa Abas ismail waxaa ahay ardayda madarasada Al Huda waxaa ka mid ahay ardyda ugu horeesay madarasada lagu bilaabay waxaana ka bilaabay FAR BARASHADA Alx maantana Qiraa’ada ayaan ku jiraa waxaan kaloo ka faaiday kutubka Caqiidada mahad Dhan waxey u sugnaatay Allaah oo na waafijiyay iyo waalidkey waxaa kaloo u mahad u sugnaatay macalimiinteyda oo juhdi iyo waqti na giliyay waxaan allah ugu baryayaa in uu miisaanka xasanaadka maalinta khiyaamo oo waafijiyo يوم لا ينفع مال ولا بنون ا لا من آت الله با القلب سليم

Abaas Ismail
Arday

Anigo ah Abdalla hussein dhigto Madarasa Al-Huda qolka Cuthman Bin Cafan, dugsi aad ayaan ugu faa’idey dhinaca farbarashada iyo quraanka maasha Allah.

Abdalla hussein
Arday

Asc wr wb magaceyga waa faatima aweys anig waxaan ahay arday ka mid ah ardayda madrasat
Al-hudaa academy. Waxaan ka faiiday wax badan oo ka mid ah inaan xifdiyay 7juz oo qura’n ah waxaa kale aan ka bartay kitabka silsilatul caqiida qeeyba ka mid ah ayaan dhameeyay
alxamdu lillah mashaa allaah wax badan ayaan ka faiiday waxaan umahad celinaa mudiirka madarasada iyo macalimiinta nagu dadaalay oo juhdi nagu biciyeen jazakum allahu khayran

Fatima Awys
Arday